29/12/2011- Ay beereed ay isugu yimaadeen beeralayda gobolada, Awdal, Gabilay iyo maroodi Jeex oo lagu qabtay dhul beereedka Agamsaha,halkaasi oo ay beeralaydu isku weydaarsadeen macluumaad la xidhiidha wax-yaalaha ay beertaan iyo wax-beerista.
29/12/2011- Ay beereed ay isugu yimaadeen beeralayda gobolada, Awdal, Gabilay iyo maroodi Jeex oo lagu qabtay dhul beereedka Agamsaha,halkaasi oo ay beeralaydu isku weydaarsadeen macluumaad la xidhiidha wax-yaalaha ay beertaan iyo wax-beerista.
29/12/2011-wakaalada wararka ee Solna,waxaa uu weftigan oo Saaka ka soo kicitimay dhinaca Magaalada Jigjiga ee Ismaamulka somalida Itoobiya,waxaa si xamaasada leh ay Masuuliyiin sare oo ka tirsan Xisbul Xaakim Talada Haye ee Kulmiye,Xildhibaano ka Tirsan Golayaasha qaranka iyo Madaxda heer Gobol Iyo Mid degmo ee Gobolka Gebiley iyo dadweyne aad u badan.
28/12/2011-Wasiirka Boosuhu waxa kale oo uu sheegay inay sanadka fooda inagu soo haya dalka ka hirgelin doonaan adeegii boosaha, waxaanu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta kaga hadlay waxyaabihii u qaboomay sanadkan sii galbanaya iyo qorshahooda sanadkan fooda inagu soo haya 2012.
28/12/2011-Wasiirka wasaaradda Dib u Dejinta ee Somaliland Mudane Cabdirisaaq Cali Cismaan ayaa waxuu maanta ka Xog warramay waxqabadkii wasaaradda u hirgalay Sanadka 2011 ee Gabo gabada ah iyo Qorshaha ku tallo gal ee Sannadka cusub ee fooda inagu soo haya.
28/12/2011-Ciidanka qaranka ayaa soo bandhigay walxo ka mid ah waxyaabaha loo adeegsado qaraxyadda oo ay sheegeen in nin xidhnaa xijaabka haweenku uu si kadis ah xalay u tuuray markii uu arkay askari ka tirsan ciidanka Sahanka ee ciidanka qaranka.
| Radio Hargaysa :: Codka JSL |
| Idaacadda Radio Hargaysa: Warar xaqiiqa, dhex dhexaada iyo ilo lagu kalsoon yahay ugu soo hagaag idaacadda Radio Hargysa. Codka Jamhuuriyada Somaliland |
|
| Somalilandpress.com | Somali News Online from Somaliland - Somalia and Horn of Africa |
| News headlines from Somaliland, Somalia and the world. |
|
Idaacadda Radio Hargaysa ee Codka Jamhuuriyada Somaliland
An ICT Services company, founded in 2002
One of the best Somaliland News sites