Somaliland News Agency

Tuesday
May 21st
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home News Wasiirka wasaarada Caafimaadka Md.Xuseen Maxamuud Muxamed [Xoog] ayaa maanta Ka Gudoomay Deeq Dawooyin ah Xafiiska Samafalka Madaxtooyada Jsl,taasoo ka timi Hay’ada Al-Nahda,ee Dalka Sucuudiga.

Wasiirka wasaarada Caafimaadka Md.Xuseen Maxamuud Muxamed [Xoog] ayaa maanta Ka Gudoomay Deeq Dawooyin ah Xafiiska Samafalka Madaxtooyada Jsl,taasoo ka timi Hay’ada Al-Nahda,ee Dalka Sucuudiga.

E-mail Print PDF

29/12/2011-Solna, wasiirka Goobtaasi ka Hadlay waxa uu tilmaamay in deeqdan dawooyinka ah u qaybin doonaan todobo Cisbitaal oo ku kala yaala Gobolada Caasimada Iyo Gobolada Somaliland,waxaanu intaasi raaciyay in Daawadani ay wax weyn ka tari doonto Baahidii xaga dawooyin ee taalay goobaha Caafimaadka.

Maareeyaha Xafiiska samafalka  Amina Maxamud Diiriye oo Goobtaasi ka hadashay ayaa sheegtay in ka xukuumada ahaan ay ka Go’antahay in dadweynaha wax u qabato,soona gaadhsiiyaan Deeqaha laga soo diro dalka Gudihiisa iyo Dibadiisaba iyadoo u mahad celisay dhamaanba intii ka qayb qaadatay in deeqdan raashinka ah maanta la qaybiyo.

Isna waxaa halkaa ka hadlay Agaasimaha Guud ee Hay’ada Al-nahda oo tilmaamay inuu ku faraxsanayahay inuu deeqdan Somaliland Soo gaadhsiiyo Xukuumada iyo maamulka u xilsaaran hawlaha samafalka

 

 

 

 

Barkhad Cabdi Rooble

solnagency.com

 

Wararka Idaacadda Radio Hargaysa

Radio Hargaysa :: Codka JSL
Idaacadda Radio Hargaysa: Warar xaqiiqa, dhex dhexaada iyo ilo lagu kalsoon yahay ugu soo hagaag idaacadda Radio Hargysa. Codka Jamhuuriyada Somaliland
Somalilandpress.com | Somali News Online from Somaliland - Somalia and Horn of Africa
News headlines from Somaliland, Somalia and the world.

Videos - Drive your way

Hot topic

 

HISTORY ABOUT SOMALILAND

The Republic of Somaliland known as the Somaliland Protectorate under the British rule fro...

 

Somaliland's democratic lesson

An unsung and unrecognised east African statelet has just held a democratic vote that impr...

 

M/Weynaha Jsl,oo Maanta Xilkii ka Qaaday Boobe Yuusuf Ducaale.

War-Saxaafadeed 29/08/2012 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed M...

 

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo U Soo jeediyay Ururada SIyaasada inay Si Caafimaad qabta ugu qayb qaataan Tartanka Doorashada Golaha Deganka.

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ururada ka qayb qaadanaya tartanka ...

 

Wasiirka Wasaaarada Cadaalada iyo Garsoorka oo Kulan lagaga Hadlayo Qorshaha Sano ka Furay Magaalada Hargeisa.

Wasiirka oo faahfaahinayey sida ay u wada shaqeeyaan hay’adaha cadaaladda iyo kuwa garso...

Links

www.radiohargaysa.net

Idaacadda Radio Hargaysa ee Codka Jamhuuriyada Somaliland

www.somalilandict.com

An ICT Services company, founded in 2002

www.somalilandpress.com

One of the best Somaliland News sites